“C/Allahi Sh. Cali Jowhar oo ka Cudurdaartay Xilkii loo Magacaabay ee Guddoomiyaha Diiwaanka Sakada Iyo Warka “

By baaq
“C/Allahi Sh. Cali Jowhar oo ka Cudurdaartay Xilkii loo Magacaabay ee Guddoomiyaha Diiwaanka Sakada Iyo Warka “

              Hargeisa{waaheen} Sheikh C/Allahi Sh. Cali Jowhar oo ka Cudurdaartay Xilkii loo Magacaabay ee Guddoomiyaha Diiwaanka SekeddaWuxuu toddobaadkii ina soo dhaafay Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Silanyo magacaabay 45 masuul oo sar sare oo uu ka mid ahaa Sh. Cabadillahi Sh. Cali Jowhar oo loo magacaabay Guddoomiyaha Hayadda cusub ee Diiwaanka Sekedda.  In kasta oo aanay... »

“Dawlad Fuddud Dadkoo Is Dhalan Roggiyo Daanyernimaa Dhaanta…………!!!!!

By baaq
“Dawlad Fuddud Dadkoo Is Dhalan Roggiyo Daanyernimaa Dhaanta…………!!!!!

Karaamadii madaxweyne Siilaanyo lagu doortay meeday? Maxaa umadii durbaanada siddatay qaalada baday? Ma qorshahii  iyo qaybtii laysku ogaa baa wax iska beddaleen? Maxaa umaddii saluugan baahay ugu wacan? Taariikhdii... »

Xukuumaddu Waxay Siyaasaddii Arrimaha Dibadda Iyo Aqoonsi Raadiska Somaliland Ka Tuuraysa Jar Weyn.

By baaq
Xukuumaddu Waxay Siyaasaddii Arrimaha Dibadda Iyo Aqoonsi Raadiska Somaliland Ka Tuuraysa Jar Weyn.

Xukuumadda Axmed Siilaanyo Waxay Siyaasaddii Arrimaha Dibadda Iyo Aqoonsi Raadiska Somaliland Ka Tuuraysa Jar Weyn Oo Aan Laga Soo Kaban Karin Assalama Calaykum Waraxmatulahi Wa Barakatu, Ramadaan Kariim dhammaantiin akhristayaal,... »

“Todobaadka iyo Ciyaaraha”Kooxaha Inter, Milan iyo Juventus oo soo saaray liiska xidigaha ugu qeyb gelaaya tartamada Yurub.

By baaq
“Todobaadka iyo Ciyaaraha”Kooxaha Inter, Milan iyo Juventus oo soo saaray liiska xidigaha ugu qeyb gelaaya tartamada Yurub.

Kooxda Inter oo soo saartay liiska ciyaaryahada ugu qeyb galaya koobka horyalada Yurub. Kooxda inter ayaa magacaawday xulka 31 xidig ee matalaya koobka horyaaliinta yurub waxaana kamid ah lix xidig... »

Man.United lacagta ay kasoo bixisay Bebe ma qaladbaa mise wuu u qalmaa “Warbixin Dheer”

By baaq
Man.United lacagta ay kasoo bixisay Bebe ma qaladbaa mise wuu u qalmaa “Warbixin Dheer”

Hargeisa{baaqnews}werarka ka Naadiga Manchester utd ayaa waxay soo iibsatay xidig ciyaara oo u dhashay dalka Portugal kaasi oo lagu magacaabo Bebe waxayna kusoo iibsatay lacago dhan 7.4 milyan oo... »

“Ka Naso siyaasada”kuna Soo Dhawaw Suugaan qurxoon Iyo Maansooyin Jacayl”

By baaq
“Ka Naso siyaasada”kuna Soo Dhawaw Suugaan qurxoon Iyo Maansooyin Jacayl”

muxubo iyo kal gacal Sidii madharka roobaad ama biyaha maagaad maankeyga deeqdoo manqaxiyo masruurkaan Milgooy kugu jeclaadee, mooshinkaan higsanayiyo mataantii jacaylkaay Milgooy midab suhuurleey muuqa roobladhaca iyo shamso lagu misaalyeey,... »

Saqadhi Dubad oo Shaaca Ka Qaaday Waxyaabo Badan oo Qarsoonaa

By baaq
Saqadhi Dubad oo Shaaca Ka Qaaday Waxyaabo Badan oo Qarsoonaa

Hargeisa{baaqnews}Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland ee Shaqada ka sii tagaya Maxamed Saqadhi Dubbad, ayaa ka warramay guud ahaanba halka uu marayo amniga dalka Somaliland, Taliyihii Ciidamada Asluubta ee Gobolka Sool... »

“Madasha Xiisaha wargesyada“Dahabshiil Ayaa Xukuumaddii La Wareegay ee Ramaax-na ma RED-SEA ayuu Saaxil La Rabaa” Ibrahim Du’caale Suleiman.

By baaq
“Madasha Xiisaha wargesyada“Dahabshiil Ayaa Xukuumaddii La Wareegay ee Ramaax-na ma RED-SEA ayuu Saaxil La Rabaa” Ibrahim Du’caale Suleiman.

Haregysa (Yool) - Ibraahin Du’caale Saleebaan oo ka tirsan Golaha dhexe iyo Guddiga fulinta Xisbiga Mucaaridka ah ee UDUB, ayaa si kuluul u weeraray hoggaanka cusub ee uu madaxda... »

Masaajidka Al-Huda ee Ku Yaala Hargeysa oo NIN Qiiraysani Kaga Dhawaaqay In La Taageero Al-Shabaab”

By baaq
Masaajidka Al-Huda ee Ku Yaala Hargeysa oo NIN Qiiraysani Kaga Dhawaaqay In La Taageero Al-Shabaab”

Hargeysa (Haatuf) – Masaajidka Magaciisa la yidhaahdo Al-Huda ee ku yaala mid ka xaafadaha magaalada Hargeysa ayaa habeen hore lagaga dhawaaqay in la taageero ururka Al-shabaab ee dagaalka qadhaadh... »

“Wasiirka Maaliyadda oo Qiray In Khidmadda Adhiga Laga Qaado ay Kordhiyeen, Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadana Aflagaadeeyay “

By baaq
“Wasiirka Maaliyadda oo Qiray In Khidmadda Adhiga Laga Qaado ay Kordhiyeen, Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadana Aflagaadeeyay “

“Dekedana waxa loo dhiibay wasiir cusub oo aragtidiisu meelo kale ay ku xidhan tahay oo aan inala mid ahayn ama waaqiciga ka fog.”   Maxamed Xaashi Hargeysa  Wasiirka wasaarada maaliyadda... »

“Maxaa Ka Soo Kordhay Dilkii Taliyaha Ciidanka Asluubta Laascaanood Marxuum Cabdi Ciise Nuur”

By baaq
“Maxaa Ka Soo Kordhay Dilkii Taliyaha Ciidanka Asluubta Laascaanood Marxuum Cabdi Ciise Nuur”

Taliyaha Ciidanka Asluubta ee gobolka Sool, Marxuum Cabdi Ciise Nuur, ayaa xalay  Fiidkii Koox Hubaysani ku Dishay Gudaha magaaladda Laas-caanod, kuna Dhaawaceen Saddex ka Mida Ilaaladiisii. Dableydan ayaa la sheegay inay... »

Faalo: Badhasaabka Cusub ee Awdal Ma Aar-goosi Buu u Xidhay Madaxda Xisbiga UDUB Ee Gobolka”

By baaq
Faalo: Badhasaabka Cusub ee Awdal Ma Aar-goosi Buu u Xidhay Madaxda Xisbiga UDUB Ee Gobolka”

Masuulkii labaad ee ugu sareeyay madaxda Xisbiga UDUB ee Goboladda Awdal iyo Selel ayaa maalintii shalay ciidamadda booliska ee Magaaladda Boorama xabsiga u taxaabeen, ka dib markii amar uu... »

“xaafadaha ay degaan danyarta magaalada burco oo dab qabsaday iyo khasaarihii dabkaasi”

By baaq
“xaafadaha ay degaan danyarta magaalada burco oo dab qabsaday iyo khasaarihii dabkaasi”

{baaqnews }In kabdan boqol guri ayaa ku shufbeelay qeybo ka mida xaafada aktoobar ee  magaalada Burco ee deganiyiin dadka danyarta ee ka soo barakay koonfurta  somaliya,  ila hada lama oga... »

Wasiirka Kalluumaysiga ,KHayraadka Badaha iyo Maamulka Dekedaha, Somaliland oo SHeegay in Dawlada Cusubi ku noqon Doonto DHamaan Heshiisyadii Dawladii Hore Gashay.

By baaq
Wasiirka Kalluumaysiga ,KHayraadka Badaha iyo Maamulka  Dekedaha, Somaliland oo SHeegay in Dawlada Cusubi ku noqon Doonto DHamaan Heshiisyadii Dawladii Hore  Gashay.

  Hargeisa {Baaqnews} wasiirka wasaarada kaluumaysiga khayraadka badaha iyo  dekedaha  somaliland Dr maxamed yasin xasan dayr oo ka hadlay arrimaha ku saabsan dhaan heshiisyadii ay gashay dawladii hore ee ku... »

Madaxwaynihi Hore ee Somaaliland Daahir Rayaale oo Kulan la yeeshay Meles Zenawi iyo Nuxurka Kulanka.

By baaq
Madaxwaynihi Hore ee Somaaliland Daahir Rayaale oo Kulan la yeeshay Meles Zenawi iyo Nuxurka Kulanka.

Hargaysa-{baaqnews}Madaxweynahii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin oo habeen hore soo gaadhay caasimadda dalka Ethiopia ee Addis  Ababa isagoo ka soo kicitimay dhinaca  magaalada Jibouti ee jamhuuriyadda Jibouti  oo uu... »

Itoobiya oo Diiday Aqoosiga Wakiilka Cusub ee uu Axmed siilaanyo u Magacaabay Dalka Itoobiya iyo Booqashadii Axmed Siilaanyo Arbacada Ku Iman Lahaa caasimada Itoobiya ee Adis ababa oo La Kansalay!!

(Addis Ababa) - Tan iyo markii uu xilka la wareegay madaxweynaha cusub Axmed siilaanyo, waxa maalinba maalinka ka dambeeya mugdi sii galaya xidhiidhka somaliland iyo Itoobiya kadib markii xukuumada... »

‘’Anagu Waqtigan Maanta Xukuumadu Cusubtahay Waqti ayaanu Siinaynaa ,Arinta Kootada loo xidhay Kaybalkaasina Waataanu Warsaxaafadeed Ka Soo Saaray”

By baaq
‘’Anagu Waqtigan Maanta Xukuumadu Cusubtahay Waqti ayaanu Siinaynaa ,Arinta Kootada loo xidhay Kaybalkaasina Waataanu Warsaxaafadeed Ka Soo Saaray”

HARGEISA {Baaqnews} gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID, Eng Faysal Cali Waraabe oo saaka laga Waraystayda Idaacada VOA ayaa ka Hadlay Aragtidiisa ku Wajahan kaybalka Bada hoos mara ee... »

LABADA XISBI EE KU BAHOOBAY XUKUUMADDA SUDAN OO SI WADA JIR AH USOO MAGACAABAY GUDDI KALA XADAYSA KOONFURTA IYO WAQOOYIGA SUDAN.

By baaq
LABADA XISBI EE KU BAHOOBAY XUKUUMADDA SUDAN OO SI WADA JIR AH USOO MAGACAABAY GUDDI KALA XADAYSA KOONFURTA IYO WAQOOYIGA SUDAN.

labada xisbi ee sida wadajirka ah u xukuma koonfurta iyo waqooyiga wadanka sudan NATIONAL CONGRESS PART iyo USPL  ayaa si wadajir ah usoo magacaabay guddi ka kooban labada dhinac,... »

Faallo: Damacl’aanta Gabilay,dulqaadka wajaale, Duur Xulka Siilaanyo iyo Dareen la’aanta Shacabka.

By baaq
Faallo: Damacl’aanta Gabilay,dulqaadka wajaale,  Duur Xulka Siilaanyo iyo Dareen la’aanta Shacabka.

  Gabiley waxay ku Badalatay Lixdankii kun ee Cod ee ay islahaayeen Faa’iido ayuu soo wadaa in Shaqadda lagaga eryo 10 masuul…!!!!  Wakhtigii ololaha Doorashada Somaliland waxaa ka jiray Guud ahaan... »

“Siilaanyo Waxaan u Sheegayaa in Aanay Talladu Ahayn inta ku Xeeran ee waa Inaad Sanaag-bari Saamigooda Xaqa ah Siisaa, Haddii ay Kaa Waayaana…” Md. Maxamed Cismaan Bulqaas

By baaq
“Siilaanyo Waxaan u Sheegayaa in Aanay Talladu Ahayn inta ku Xeeran ee waa Inaad Sanaag-bari Saamigooda Xaqa ah Siisaa, Haddii ay Kaa Waayaana…” Md. Maxamed Cismaan Bulqaas

Hargeysa (Jam) – Md. Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa cabashadii ugu weynayd ka muujiyey saamiga madaxweyne Siilaanyo ka siiyey xukuumadda Beesha uu... »

Kulan dhexmaray Uruka Ardayda yamen iyo Wasaarada Waxbarashada iyo Taciinta sare ee S.L

By baaq
Kulan dhexmaray Uruka Ardayda yamen iyo Wasaarada Waxbarashada iyo Taciinta sare ee S.L

Kulan dhex maray wasaarada waxbarashada iyo ururka ardayda SL. Ee daka Yemen. Waxa xarunta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ka dhacay kulan ballaadhan oo dhexmaray mas’uuliyiinta kala duwan... »

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo Xoghaye Cusub U magacaabay Dawlada Hoose Hargeisa

By baaq
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo Xoghaye Cusub U magacaabay Dawlada Hoose Hargeisa

Wasiirka  arimaha gudaha Somaliland oo maanta xoghaye cusub u magacabay  dawlada hoose ee Hargaysa    (baaqnews)- Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Dr Maxamed Cabdi Gaboose aya maanta u magacabay  DEEQ XIRSI XUJAALE oo... »

SOMALILAND TUBE

Ololaha Xisbiga Ucid
UCID
hargeisa

natiijada doorashada

GOBOLKA XISBIGA
UDUB
AWDAL 59,605
MARO-JEEX 55,496
SAAXIL 15,553
SANAAG 22,580
SOOL 4,034
TOGDHEER 21,613
GOBOLKA XISBIGA
KULMIYE
AWDAL 18,452
MARO-JEEX 118,172
SAAXIL 10,548
SANAAG 28,631
SOOL 15,357
TOGDHEER 75,746
GOBOLKA XISBIGA
UCID
AWDAL 3,281
MARO-JEEX 62,983
SAAXIL 3,110
SANAAG 7,304
SOOL 1,487
TOGDHEER 14,294

September 2010
S S M T W T F
« Aug    
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930